Logo Dhapti Institute
Hoyga Ku saabsan Koorsooyinka Testimonials Nala soo xiriir Login

Ardayda Qalin-jabisay

Halkan ka baro qaar ka mid ah ardaydii ku guulaysatay inay dhamaystiraan waxbarashadooda Dhapti Institute, kuwaas oo hadda ka shaqeeya meelo kala duwan oo dalka iyo dunida ah.

Liban Bashir

Liban Bashir

Web Developer

"Dhapti Institute waxay i siisay fursad aan ku barto xirfado ay adagtahay in meel kale laga helo. Maanta waxaan ahay developer shaqaysta."

Deqow

Deqow

Graphic Designer

"Waxbarashada halkan waa mid aad loogu farxo, macalimiintuna waxay kugu caawinayaan sidii aad u guulaysan lahayd."

Abdi

Abdi

UI/UX Designer

"Naqshadaynta iyo hal-abuurka waa waxa aan ku bartay halkan, waxayna beddeleen mustaqbalkayga."